www.omariman.com Wuxuu idiin So Gudbinayaa Duruus Ramadaaani Ah oo Socon Doonto Bishan Barakeysan Ee Ramadaan .
Kuso Dhowaada Xalqadii 15aad oo cinwaankeedu Yahayu
” Mucaamalaatka “.
Waxa inoso Jeedinaya Sh. Dr Cumar Iimaan Abuubakar Xafidahullaah.
Kalasoco Duruustan Si joogta Ah halkan Maalinkasta Waqtiyadan Oo Kale .
Xalqadii 15aad
Halkan Kaso Dajiso