Xalqadii 19aad ll Duruus Ramadaani Ah ll Al-Ansaar ll Sh Dr Cumar Iman Abubakar

www.omariman.com Wuxuu idiin So Gudbinayaa Duruus Ramadaaani Ah oo Socon Doonto Bishan Barakeysan Ee Ramadaan .
Kuso Dhowaada Xalqadii 19aad oo cinwaankeedu Yahay
” Ansaarti Nabiga Sallalahu Calayhi Wasallam “.
Waxa inoso Jeedinaya Sh. Dr Cumar Iimaan Abuubakar Xafidahullaah.

Kalasoco Duruustan Si joogta Ah halkan Maalinkasta Waqtiyadan Oo Kale .

      xalqadii 19aad

HalKan Kaso Dajiso Kalimada