Xalqadii 20aad ll Duruus Ramadaani Ah ll Ahmiyada 10ka Danbe Ee Ramadaan ll Sh Dr Cumar iman Abubakar

www.omariman.com Wuxuu idiin So Gudbinayaa Duruus Ramadaaani Ah oo Socon Doonto Bishan Barakeysan Ee Ramadaan .
Kuso Dhowaada Xalqadii 20aad oo cinwaankeedu Yahay
” Ahmiyada 10ka Danbe Ee Ramadaan “.
Waxa inoso Jeedinaya Sh. Dr Cumar Iimaan Abuubakar Xafidahullaah.

Kalasoco Duruustan Si joogta Ah halkan Maalinkasta Waqtiyadan Oo Kale .

      Xalqadii 20aad

HalKan Kaso Dagso inshallaah