Xalqadii 30aad ll Duruus Ramadaani Ah ll Ciidul Fitri ll Sh Dr Cumar iman Abubakar

www.omariman.com Wuxuu idiin So Gudbinayaa Duruus Ramadaaani Ah oo Socon Doonto Bishan Barakeysan Ee Ramadaan .
Kuso Dhowaada Xalqadii 30aad oo cinwaankeedu Yahay
” Axkaamta Ciidul Fitriga “.
Waxa inoso Jeedinaya Sh. Dr Cumar Iimaan Abuubakar Xafidahullaah.

Waxaan So Gaarney Gunaanadkii Barnamijkeeni “Kalimaat Ramadaaniyah ”
Wuxu ka Koobna 30 Xalqo Maanta Ayuuna so Gabagaboobay Alle subxnah waxan Weydiisaneyna inu nagu anfaco kalmadahan qiimaha badan Sheikhana Ajar iyo Xasanaat aan laso Koobi Karin Allah Siiyo Baarakallahu Fiikum.
Wixii Suaal Ah ama Talo Ah waxa inoogu So Hagaajin Kartaan www.omariman.com

      Xalqadii 30aad

HalKan Kaso Dajiso inshallah