Waxaan So Gaarney Gunaanadkii Barnamijkeeni “Kalimaat Ramadaaniyah ”
Wuxu ka Koobna 30 Xalqo Maanta Ayuuna so Gabagaboobay Alle subxnah waxan Weydiisaneyna inu nagu anfaco kalmadahan qiimaha badan Sheikhana Ajar iyo Xasanaat aan laso Koobi Karin Allah Siiyo Baarakallahu Fiikum.
Wixii Suaal Ah ama Talo Ah waxa inoogu So Hagaajin Kartaan www.omariman.com
Suaalo & Jawaab
HalKan Kaso Dajiso inshallah