Q3aad ll Suaalo & Jawaabo ll Sh Dr Cumar iimaan Abuubakar

Waxaan So Gaarney Gunaanadkii Barnamijkeeni “Kalimaat Ramadaaniyah ” Wuxu ka Koobna 30 Xalqo Alle subxnah waxan Weydiisaneyna inu nagu anfaco kalmadahan qiimaha badan Sheikhana Ajar iyo Xasanaat aan laso Koobi Karin Allah Siiyo Baarakallahu Fiikum.
Qeybtan Sheekhu Wuxu Kaga Jawaabayaa Suaalo Kusaabsan Zakada.

 

      Q3aad ll Suaalo & Jawaabo ll Sh Dr Cumar Iman Abubakar

 

Halkan Ka Dajiso Inshallaah