Waxaan So Gaarney Gunaanadkii Barnamijkeeni “Kalimaat Ramadaaniyah ” Wuxu ka Koobna 30 Xalqo Alle subxnah waxan Weydiisaneyna inu nagu anfaco kalmadahan qiimaha badan Sheikhana Ajar iyo Xasanaat aan laso Koobi Karin Allah Siiyo Baarakallahu Fiikum.
Qeybtan Sheekhu Wuxu Kaga Hadlayaa Qaatka .
qaatka Q1aad